U bood nuxurka

Warqad (fariin)

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah

Haku khaldin warqad

Warqad (fariin) (Af Ingiriis: letter (message)) waa xaanshi ama warqad ku dheehan tahay qoraal fariin ah taasi oo ka timid qof kuna socota qof ama koox kale.